Daawo Muuqaal: Madaxweyne ku xigeenka Oo Ka Qayb galay Munaasibad Lagu Xusyay Maalinta Naafada oo Laga Xusay Somaliland

0
867

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliland ayaa maanta ka qayb galay Xuska maalinta caalamiga ah ee Naafada oo ku beegan 3 bisha Decembar.

 

 

Halkan Ka Daawo

 
HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here