Daawo Muuqaal: Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Beeniyay In Imaaraadka Carabtu Somaliland Hub Ugu Deeqay

0
1563

Berbera, (HargeisaPress) —Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor) Oo Caawa Shir Jaraa’id Uu Warbaahinta Gobolka Saaxil Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Imaaraadka Carabtu Uu Somaliland Ugu Deeqay Hub Saanad Milatari.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY