Daawo Muuqaal: Kulankii u Horeeyey ee Gudiga Abaaraha Somaliland 2016

0
865
Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta shir gudoomiyey fadhigii koowaad ee ay yeeshaan Gudigii uu dhowaan Madaxweynaha Somaliland u magacaabay wax ka qabashada abaaraha baahsan ee dalka ka jira.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here