Daawo Muuqaal: Guurtida oo Kordhiyey Xiliga Doorashada ee Madaxtooyada iyo Wakiilada Somaliland

0
874

Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md saleebaan Maxamuud Aadan waxay ku muddeeyeen xiliga Doorashooyinka Madaxtooyada iyo wakiilada oo markii hore  qabsoomi lahaa 26 June ee sanadkan, laakiin codsi ka yimid Gudiga Doorashooyinka darteed iyo dib u eegis ay ku sameeyeen Golaha Guurtidu lagu calaamadiyey in xiligaa lagu daro mudo sannad iyo Toban bilood ah oo ka bilaabanaysa 27 June 2015 kuna eg bisha Afraad ee Sanadka 2017.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here