Daawo Muuqaal: Gudoonka Maxkamada Distooriga ah oo Kulan la Qaadatay Ururada bulshada rayidka

0
769

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoonka Maxkamada sare ee Distooriga ah ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilo ka socday qaybaha bulshada rayidka ah, Waxayna ka wada hadleen aragtida ay ka qabaan Khilaafkii ka dhashay Dib u dhaca Doorashooyinka.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here