Daawo Muuqaal: Guddoonka Maroodijeex oo La Shiray Iskaashatada Gaadiidka Caasimadda Hargeysa

0
998

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Maxamuud Axmed Cali Jeeniyare oo uu wehelinayey Xoghayaha Gobolka Md Xamse ayaa kulan la yeeshay iskaashatada gaadiidka iska rogooyinka ee caasimadda ka hawlgala, waxaana kulankaasi lagaga hadlay sidii loo joojin lahaa gurista ciidda laga qodo Dooxa Magaalada Hargaysa.

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here