Daawo Muuqaal: Golaha Guurtida oo Loo Qaybiyey Xeerka Diiwaangelinta Qaranka

0
744

Hargeysa, (HargeisaPress) —Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida  JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxaa loo qaybiyey xeerka Diiwaangelinta Qaranka.

HALKAN KA DAAWO

 
HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here