Daawo Muuqaal: Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Wada Hadal La Yeeshay Cabdiwali Gaas iyo Cali Khaliif

0
767

Hargeysa, (HargeisaPress) — Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadlay arrimaha Somaliland iyo Somalia, sidoo kalena sheegay inuu la taliyay Masuuliyiinta Kooxda Khaatumo iyo Puntland. mudane faysal waxa uu sheegay inaan qaddiyadda Somaliland ahayn mid laga noqonayo isagoo tilmaamay inay ka war sugayaan Wada xaajoodka u socda labada waddan ee Somalia iyo Somaliland.

Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here