Daawo Muuqaal: Faa’iidooyinka ay leedahay Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha

0
677
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud oo ka tirsan golaha guurtiga Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyey qiimaha ay qaadashada kaadhka codbixintu u leedahay dalka iyo dadka Somaliland.
 

LEAVE A REPLY