Daawo Muuqaal: Ergayga Jaamacadda Carabta Ee Somaliya Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Hargeysa Soo Gaadhay.

0
794

Hargeysa, (HargeisaPress) —Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta u qaabilsan arimaha Somaliland iyo Somaliya iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Hargeysa. Weftiga ayaa lugtii socdaalkooda ee tan ka horaysay shalay ku soo maray magaaladda Muqdisho.

 

 

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here