Daawo Muuqaal: Dufacaddii u Horaysay oo Ka Qalinjebisay Jaamacadda MAAKHIR

0
725

BADHAN, (HargeisaPress) — Dufcaddii ugu horaysay ee Arday ah  ayaa ka Qalin jebisay jaamacadda Maakhir ee Magaalada Badhan, iyadoo munaasabadii qalinjebta ay ka qayb galeen boqolaal ruux oo ka kala tirsan qaybaha bulshada iyo bahda Waxbarashada ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here