Daawo Muuqaal: Daahfurka Maansooyinka Cusub ee WEEDHSAME oo Sawir ka bixinaya Xaaladda dalka ee Wakhtigan

0
1083

Hargeysa, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame), ayaa Kulan-Sugaaneed ballaadhan oo Habeen hore uu ku qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay Maansooyin Cusub oo uu sawir kaga bixinayo Xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan ku sugan yahay, isaga oo maansooyinkiisa si gaar ah ugaga hadlay DAMIIRKA BULSHADA iyo saamaynta Siyaasigu talada hoggaaminaya ama Damaca hoggaamineed hayo ku leeyahay.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here