Daawo Muuqaal: Carwadda Sacadadiin Oo Dadweynaha reer Somaliland U Diraysa Bushaaro Cusub

1
2078

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulaha Shirkadda SACADADIIN Khadar Axmed Ciise ayaa ka warbixiyay Carawadii dharka Ciida ee Sacadadiin, isla markaana waxa uu ugu bushaareeyeyd dadweynaha inay qiimo dhimis %30 (Boqolkiiba soddon) ay u sameeyeen.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY