Daawo: Muuqaal Cajiiba Oo Laga Diyaariyay Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha Somaliland Ee Burco

0
1000

Burco (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Burco.

Soo dhawayntaasi oo aanay u kala hadhin bulshadda magaaladda Burco, maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmadda Burco.

Hadaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaal laga diyaariyay safarka madaxweynaha iyo sidii loogu soo dhaweeyay magaaladda Burco.

Halkan Ka Daawo Soo Dhawayntii Weftiga Madaxweynaha ee Burco:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here