Daawo Muuqaal: Agaasimaha Dalada SONSAF Oo Ka Hadlay Ujeedada Kulan ay kaga hadlayeen Khayradka Dalka

0
1166

Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Dalada SONSAF Maxamed Axmed Maxamuud (Barwaani)ayaa ka hadlay Ujeedada shir ay Caasimadda Hargaysa ku qabteen, waxaanu sheegay in dalal badan oo Africaan ahi ay ku burbureen Muran iyo buuq la geliyey soo saarista kheyraadka dabiiciiga ah.

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here