Daawo Muuqaal: 7 Qof oo Hindi ah oo Sun Ku Iibinayey berbera oo La Qabtay

0
884

Hargeysa, (HargeisaPress) —Magaalada Hargaysa waxa lagu soo bandhigay 7 qof oo dalka hindiya u dhashay oo lagu qabtay magaalada Berbera iyaga oo ku iibinaya Sun ay dawooyin ka dhigayaan, dadkaasi oo markii hire dalka ku soo galay sifo dalxiis ayaa hadda dib loogu masaafurinayaa wadankoodii.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here