Daawo Muqaal: Madaxweyme Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safarkii Uu Ku Tagay Burco galabtana si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Sheekh

0
978

Sheekh,Saaxil (HargeisaPress) – Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland  Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilahi  Ismaaciil Saylici Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Joogay Magaalada Burco Ayaa Kawarbixiyay BooqashooyinkiiUu Maanta Kusoo Kala Bixiyay Meelo Badan Oo Kamida Magaalada Burco, Isagoona xadhiga Ka Jaray Mashaariic Badan oo Dawladu Ka Hirgalisay Magaalada Burco.

Madaxweyne Ku xigeenka Oo Maanta Galinkii Danbe Ka Hor Intaanu Ka Soo Ambabxin Magaalada Burco, Waxa uu Warbaahinta Kula Hadlay Aqalka Madaxtooyada Ee Burco, Isagoona  Ka Warbixyay Ujeedada Socdaalkooda Iyo Waxyaabihii Uqabsoomay Intii ay joogeen Magaalada Burco.Iyadoona Uu Safarka Ku Wehelinaayay Wasiir u Dawlaha Wasaarada Waxbarashada, Afyahayeen uxigeenka Madaxtooyada Iyo Masuuliyiinkale,

DSC03443
Geesta kale Madaxwayne ku Xigenka Somaliland Oo ayaa galabta si ballaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Sheekh. Waftigan oo u hoggaamiyay Madaxwayne ku Xigenka Somaliland oo galabta ku soo hoyday Magaaladda Sheekh ayaa kala kulmay soo dhaweeyn balaadhan Madaxwayne ku Xigenka Somaliland  ayaa dadweynaha degmada sheekh la hadlay.

DSC03447
Madaxwayne ku Xigenka Somaliland ayaa isla galabta xadhiga Ka Jaray Mashaariic ay ka mid yihiin wado iyo iskuul  loo dhisay dumarka Magaalada Sheekh Mashaariicdan oo ha kuwa  dawladaha Hoose lagu horumarinayo .

DSC03458

Madaxwayne ku Xigenka Somaliland ayaa degmooyinka Burco iyo sheekh ayaa xadhiga ka jary mashaariida mashruuca JPLG (Joint program for local Governments ).

DSC03459

Mashruucan oo ah maamul daadajin ayaa laga doonayaa inay dadweynaha ku nool degmooyinkaasi u heli lahaayeen adeeg hufan iyo waxqabad muuqda, isla markaana baahiyaha dadweynaha loo ogaan lahaa sidii wax loogu qaban lahaa

HargeisaPress News Desk – Sheekh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here