DAAWO: Madaxweynaha Oo Socdaal Ku Tagay Xeebaha Somaliland Ee Duufaannadu Ku Dhufteen

0
1156

Saylac , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta Safar dhinaca Cirka ah ku tagay Xarunta Degmada Lughaya, Saylac iyo Gargaara oo ka mid ahaa deegaannada ay saamaysay duufaannadii ku dhufatay Xeebaha Galbeedka Somaliland.

Madaxweynaha oo ay safarkiisa ku wehelinayeen Xubno uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Axmed Muumin Seed, ayaa waxa halkaa ku soo dhaweeyay Maamulka Gobollada Awdal iyo Selel, waxaana war-bixin laga siiyey siday Duufaannadu u saamaayeen deegaannadaasi.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here