DAAWO: Booliiska Oo Burco Ku Qabtay Tobannaan Litir Oo Khamri Ah

0
794

Burco , (HargeisaPress) —Ciidammada Booliiska ayaa Magaalada Burco ku qabtay Maandooriyaha Khamriga oo aad u tiro badan.

Khamrigan oo ka kooban 80 Litir, ayaa Ciidammada Booliisku ku qabteen Magaalada Burco, waxayna hor-geeyeen Maxkamadda Gobolka Togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here