CIID WANAAGSAN EID MUBARAK كل عيد وأنتم أسعد

0
8307

eid_al_fitr_moonHargeisaPress Waxay Dhamaan Muslimiinta iyo akhristayaasheeda ugu Hambalyaynayaa Munaasibada Ciidul Fidriga. Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo gudanay Bisha Barakaysan ee Ramadan.

Meelkasta aad joogtaam ku ciida bash-basha iyo Barwaaqo. Ilaahayna Ramadaanka soo socdana hanagu gaarsiiyo Nolol, cibaado suuban. Aamiin..Aamiin..Aamiin

Ciida wanaagsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here