Buug Ay Qortay Edna Aadan Oo Hargaysa Lagu Soo Bandhigay

Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa xalay hudheelka Maansoor ee magaaladda Hargaysa lagu soo bandhigay Buug ay qortay Drs. Edna Aadan Ismaaciil. Buugaasi oo magaciisu yahay hormoodka...

“Weriyaha nabadgeliyo darro uga Ordaya Somaliland waa wax aan jirin iyo khiyaali”….

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Waxa maalmahan aad loo hadal hayay weriyeyaal reer Somaliland ah oo u baxsaday magaaladda Muqdisho, kuwaasoo sheegay in ay nabad geliyo...

Somaliland:Booliska Oo ka Hadlay Weerarkii Xalay Ee Boorama

Hargaysa (Hargeisa Press): Taliska ciidamadda booliska Somaliland ayaa ka hadlay dabley hubaysan oo xalay waaberigii weerar ku soo qaaday saldhiga dhexe ee booliska  magaaladda...

Daawo: Suldaan Wabar oo Sheegay In Uu Ka Dambeeyay Weerarkii Ka Dhacay Boorama

Boorama (Hargeisa Press)- Suldaan Wabar oo ah hogaamiyaha Jabhad ka dilaacday magaalada Boorama oo goor dhawayd warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu sheegay in...

Xisbiga KULMIYE oo Deedafeeyey Eedo Kaga Yimi WADDANI

Hargeisa (Hargeisa Press)- Hoggaanka golaha dhexe xisbiga Midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa shaaca ka qaaday inaanu siyaasi Cabdirashiid Riyo-raac katirsanayn xisbiga, islamarkaana aanu...

DEG DEG: Dabley Hubaysan oo Weerartay Saldhiga Booliska Ee Boorama

Boorama (Hargeisa Press)- Wararka ka imanaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka dabley aan heebtooda la garanayn ay...
video

Fanaanadda Nimco Cali Migil Oo Hees Cusub Soo Qaaday

Hargaysa (Hargeisa Press): Fanaanada Nimco Cali Migil, ayaa dhawaan soo  saartay hees cusub oo magaceedda la yidhaahdo  ‘Aduunyadu Waa Sagaal’ waxaa curiyay abwaan C/casiis...

Qaybtii Labaad: Musuqa, Eexda iyo Nas-nuujinta Heegaysan Ee Hadheeyay Guddiga Qandaraasyadda

Hargaysa (Hargeisa Press): Waa qaybtii labaad ee warbixino taxane ah oo aan ku faaqidayno musuqa, eexda, naas-nuujinta iyo garrabaysiga Heegaysan ee hadheeyay guddiga qandaraasyadda...

Guddoomiyaha Guurtidda Somaliland Oo U Jawaabay Madaxweynaha Puntland

Hargaysa (Hargeisa Press): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeedhay madaxweynaha Puntland oo sheegay in ay gacanta ku...

“Culimada Islaamku waxay qabaan in gacanta la goynayo qofka hanti ummadeed Xadday”… Sh Maxamed...

Hargaysa (Hargeisa Press): Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa kula dardaarmay  qofka masuulka ah ama qof kastoo hantida  ummada waxeeda qaadanaya, u dhaqmo sidii...

Latest News