Akhriso: Khasaare Ka Dhashay Roobab Duufaano iyo Dabaylo Wata oo Ka Da’ay Xeebaha Somaliland

0
Berbera (Hargeisa Press)- Roobab xoog leh oo duufaano iyo dabeylo wata ayaa ka da'ay deegaanno ka mid ah xeebaha Somaliland. Wararka laga helayo roobabka duufaanta...

“Suldaan Wabar Gadabuursi xoree jabhad noqo oo dadka boob umaanaan dooran”….

0
Boorama (Hargeisa Press): Madax dhaqameedka beesha Jibriil Yoonis (Gadabuursi) ayaa ku eedeeyay suldaan Wabar inuu ka leexday u jeedadii ay u doorteen ee madax...

Daawo: Dr. Axmed Xuseen Ciise Oo Sharaxaya Muhiimadda Shaybaadhka Xanuunadda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Dr. Axmed Xuseen Ciise, oo ka mida dhakhaatiirta waaweyn ee reer Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay siyaabaha loo baadho xanuunadda qarsoon...

Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Heegan Buuxa ka Galay Roobab Dabaylo wata oo Maalmihii u...

0
Hargeysa (HargeisaPress) - Dhammaan Ciidanka Dab-demiska iyo Talisyada Gobolada iyo Degmooyinka Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyay heegan buuxa ka galay sidii loola...

Xukuumada Somaliland oo Xabsiga U Taxaabtay Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac (Dhimbiil) oo ka mid ah aqoonyahanka dhalinyarada reer Somaliland. Aqoonyahan Maxamed...

Safarkii Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Ku Tegay UK

0
London (Hargeisa Press): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa  dhawaan  dalka Ingiriiska ku tegay safar shaqo oo la xidhiidha heshiis iskaashi...

Warbixin Lagu soo Bandhigay Guulaha Shirkadaha MSG iyo Doorka Uu Ka Qaato Horumarka Geeska...

0
Hargaysa (Hargeisa Press): “Mr.Maxamed Siciid Geeddi waa ganacsade haysta dhalashada labada dalka ee Somaliland iyo Jabuuti. Kaasoo maamula ganacsiyo si fiican u guulaystay oo ku...

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Qaabilay Dhilinyaro Loo Tababaray Hoggaaminta

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay 21 dhalinyaro ah oo ay  xarunta CPA u carbisay hoggaaminta...

Wefti Ka Socda DDS Itoobiya Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wefti ka socda dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo uu hoggaaminayo wasiiru-dawlaha madaxtooyada Cumar Faaruuq Warfaa,  ayaa maanta soo gaadhay socdaal ku...

Golaha Wakiiladda Oo Diiday In Ay Ansixiyaan Xeerka Macdanta Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Golaha Wakiiladda jamhuuriyadda Somaliland ayaa diiday in ay ansixiyaan xeerka Macdanta oo ay hore dood iyo falan qayn uga soo yeesheen...