Jaaaliyadda Somaliland ee Holland oo Doortey Gudoomiye Cusub iyo Dareenka Ay Ku Abuurtey Qurbajooga...

Amesterdam,(HargeisaPress) -Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Wadanka Holland ayaa Gudoomiye u Doortey Eng.Maxamuud Cabdale Digaale Kadib markii ay Kulan Jaaliyaddu u dhan Tahey loogu...

Guddi Hoosaadka Dhaqaalaha Oo Su’aalo Ka Waydiiyay Wasiirka Maaliyadda Miisaaniyad-sanadeedka 2020-ka

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, oo ay wehelinayeen saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda ayaa maanta hortegay guddiga dhaqaalaha ee...

Accra: Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shirka Horumarinta Dhalinyaradda Afrika

Accra (HP): Waxaa maanta magaalada Accra ee Caasimada Dalka Ghana lagu soo gabagebeeyay shirkii dhalinyarada Siyaasiyiinta ah iyo Hogaamiyayaasha mustaqbalka ee Qaarada Afrika. Kaasoo ay...

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Loo Kordhiyey Laba Sanno oo Ay Sii Fadhiyaan+Dareenka ay...

Hargeysa,(HargeisaPress)- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Loo Kordhiyey Laba Sanno oo Ay Sii Fadhiyaan+Dareenka ay Ka Bixiyeen Xisbiyada Mucaaridku. Illaa 70 Mudane oo ka mid ah...

Gud Faysal, Boqor Cismaan: Hadalkiinu ma Waafaqsana Dariiqyada Shareecada Islaamka ee xalinta...

Salaanta Islaamka ka dib, wadajirka iyo walaaltinnimada u dhexeysa ummada Islaamka ilaalinteeda Ilaahay SW si weyn ayuu inoogu adkeeyey, diinta Islaamkuna si adag ayey...

Natiijada Afti Laga Qaaday Qowmiyada Sidama Ee Dalka Itoobiya oo Lagu Dhawaaqay

Addis Ababa (Hargeisa Press)- Waxaa lagu dhawaaqay natiijada afti laga qaaday Arbacadii dadka laga tirada badanyahay ee Sidama ee dega qeyb ka mid ah...

Masuul Sare Oo Iska Casilay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani

Hargaysa (HP): Xoghayihii duulista iyo hawadda u qaabilsanaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu xisbigaasi ka hayay...

Dawladda UK oo Si Adag Uga Hor-timid Tallaabooyinkii Uu Qaaday Madaxweyne Biixi

Hargeisa (Hargeisa Press)- Dowlada Ingiriiska ayaa markii u horeysay ka hadashay xiisada maalmihii u dambeeyay ka dhex aloosneyd xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyo...

Soomaaliya oo Joojisay Muxaadiradii Sheekh Umal

Muqdisho (Hargeisa Press)- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in gebi ahaanba la baajiyey muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi...

“Boqor Buurmadow Arin Siyaasi Ma Geli Karo, Kamana Hadli Karo” Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Hargeisa (Hargeisa Press)- Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee taagan ee salka ku haya Komishanka ee u...

Latest News