Wasiir Sacad Oo Ka Waramay Isbedelada Gobalka Ka Socda Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay isbedelada ka socda gobalka Geeska Afrika iyo saamaynta ay ku yeelan...

Waa Maxay Warbixinta Somaliland Laga Diyaariyey ee geeyey Xarunta Qaramada Midoobay ee New York?

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Warbixin laga diyaariyey Sooyaalka Somaliland iyo halka ay maanta marayso dhinac kasta oo laga eego, ayaa lagu soo bandhigay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in laga la noqdo eedaha booliisku ku haysto Guuleed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo...

Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin U Sameeyay Xukumadda iyo Golaha Wakiilada Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudaneyaasha Guurtida Somaliland, ayaa maanta kordhiyay Muddo xileedka Xukumadda Somaliland iyo Aqalka Wakiilada. Fadhi goluhu yeeshay Isniinta maanta ayaa lagu go’aamiyay...

Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha oo Kormeeray Beeralay Daadku Waxyeeleeyey

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta Wasaaradda Beeraha ayaa kormeeray deegaano ka tirsan Gobolka Awdal oo roobabkii u dambeeyey ee da’ay ay beerahoodii waxyeeleeyeen.   Masuuliyiintan ka socotay wasaaradda...

Daawo Muuqaal: Waraysi Xiiso badan Oo Lala yeeshay Aqonyahaan Mahamed Ali Bile

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Halkaan ka dawo Wariye Cabdirisaaq Cismaan oo ka tirsan SLNTV ayaa Wareysi dhinacyo badan tabanayaa la yeshaay Aqonyahaan Mahamed Ali Bile. [youtube...

IGAD Oo Shir Ku Saabsan Khilaafaadka iyo Nabdgeliyadda Ka Furay Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Ergooyin ka socda gobolada Sool iyo Sanaag, ayaa magaalada Laascaanood waxa looga furay shir ku saabsan xalinta khilaafaadka iyo dhismaha nabad-gelyada. Kaasoo...

Xog-hayaha Qaramada Midoobay oo ergay cusub u soo magacaabaya Soomaaliya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Warbixin uu soo saaray ku xigeenka af-hayeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay in xog-hayuhu aad uga xunyahay go'aanka xukuumadda...

Dad Ka Barakacay Colaadda Soomaalida iyo Canfarta

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Dagaalladii dhawaanahan xadka deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ku dhexmaray labada qowmiyadood ee deriska ah ayaa waxaa ku...

Dallada SONYO Oo La Kulantay Gabarka Dhallinyarada Ee Xisbiga Waddani + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta ugu sareeya Dallada Dhalinyaradda Heer Qaran ee SONYO oo uu hogaaminayo Gudoomiye Cabdul-casiis Siciid Saalax, Gudoomiye-ku-xigeenka Maxamed Jaamac Siciid, Xil. Cabdale...