Hoggaamiyeyaasha Mucaaridka Somaliland oo Cambaareeyay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa Cambaareeyay Weerar Naxariis-darro ahaa oo Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu laayey...

Jaamacadda Diridhabe oo Si Kumeel Gaadh Ah Albaabada Loogu Xidhay

Diridhabe (Hargeisa Press)-Waxaa habeenkii xalay ahaa albaabada loo laabay si ku meel gaadh ah Jaamacadda Diridhabe, kaddib markii ay soo noqnoqotay isku dhaca ardayda...

DEG DEG: Iska Hor Imaad Ka Dhacay Gobolka Sanaag iyo Taliye Ku Xigeenka Booliska...

Midigale (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in iska hor imaad uu halkaasi ku dhex-marey...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Gaadhey Magaaladda Saylac + SAWIRRO

Saylac,(HargeisaPress)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici  iyo wafti uu hogaaminayao ayaa gaadhey magaaladda Saylac ee xarunta gobolka Selel. Madaxweyne ku xigeenka...

Dallada SONYO Oo Maanta Doortay Gudoomiye Cusub Iyo Xubnaha Gobolada Matalaya

Hargeisa (HargeisaPress)—Shirwaynaha dalada dhalinyrada Somaliland oo mudo laba cisho ah ka socday magaalada hargaysa ayaa lagu doortay gudoomiye cusub iyo boodhka guud ee dalka. Shirka...

Madaxweyne Biixi oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Cawl Cilmi Cabdala

Hargeisa (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Gaadhay Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Sanaag

Ceerigaabo (Hargeisa Press)  Gudoomiyaha cusub ee barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta gaadhay gobolka Sanaag, gobolkaas oo dhawaan lagaga mudaharaaday maamulka Puntland. Socdaalkiisa ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Cusub Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa

Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland si balaadhan loogu soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland...

Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Fariin Adag U Direy Dawladda Somalia

Hargeisa (Hargeisa Press)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa dawladda Soomaaliya ugu baaqay inay iska ilowdo midnimo dambe oo dhex marta...

Qarax gilgilay inta badan magaalada Muqdisho oo ka dhacay Isgoyska Ex Kootarool Afgooye

Muqdisho (Hargeisa Press)— Ku dhawaad 30 ruux oo badnaa dad shacab ah ayaa lagu waramayaa  in ay ku dhinteen Weerar Ismiidaamin ah oo subaxnimadii...

Latest News