Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Safar Shaqo u Tegay...

“Waxa ay u yimaadeen wareejinta iyo qiimaynta qalabkii ay shirkadda GTS ay Wasaaradda uga wakiilka ahayd.” Isu-duwaha Wasaaradda Gaadiidka ee Gobolka Sool Mr. Shaakir Mustafe Hargeysa...

Dawladda Soomaaliya oo Shaacisay Mashruuc Ay Ku Maal-gelinayso Dhallinyarada Somaliland

Muqdisho (Hargeisa Press)- Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta shaacisay mashruuc balaadhan oo hal-abuureed oo ay ku maalgelinayso Dhalinyarada Somaliland. Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyay Safar Shaqo Oo Uu Ku Tegay Wadamo Ka...

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, oo muddo laba todobaad ah safar shaqo ugu maqnaa wadamo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa...

Laascaanood: Shirkadda GTS Oo Wasaaradda Gaadiidka Ku Wareejisay Qalabka Daabacaadda Buugaagta iyo Liisamadda Baabuurta

Laascaanood (HP): Shirkadda GTS faraceedda gobolka Sool ayaa manta si rasmiya ugu wareejisay wasaaradda gaadiidka iyo jidadka Somaliland qalabka daabacaadda buugaagta iyo liisamadda gaadiidka...

Dareenada Ku Xeeran Socdaal Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Ku Yimid Badhan

Badhan (Hargeisa Press) – Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magalaada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag. Weftiga Gudoomiyaha...

Farmaajo, Abiy Ahmed iyo Afwerki oo Dhisaya Urur Goboleed Cusub

Asmara (Hargeisa Press)- Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in...

Xukuumada Somaliland oo Shaaca Ka Qaaday Aargoosi Ka Dhan Ah Cabdiraxmaan Guulwade

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa markii u horeysay shaacisay talaabada ay ka qaadi doonto Jeneraal Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo dhowaan inuu sax...

“Ma Jiro Wax Khilaaf Ah oo U Dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti..”Wasiir Maxamed Kaahin

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa meesha ka saaray inuu jiro khilaaf u dhexeeya Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti oo...

Boobe Yuusuf Ducaale Oo Dhaliilo Culus U Jeediyay Maamulka Farmaajo

Hargaysa (HP): Qoraa siyaasi C/raxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa dhaliilo culus u jeediyay dawladda Soomaaliya oo uu sheegay in aanay diyaar u ahayn wada...

Badhasaabka Gobolka Sool oo Kormeeray Hab-sami U Socodka Tababarka Mashruuca JPLG

Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool ayaa kormeer ku soo maray xarunta dawladda hoose ee Laascaanood oo uu ka socdo tababarka shaqaalaha loo diyaarinayo mashruuca...

Latest News