DHAGAYSO: Cod Sir Ah oo Laga Duubay Cabdirashiid Riyo-raac

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Cabdirashiid Riyo-raac oo ah guddoomiyaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland ee lagu muransan yahay, ayaa waxaa laga duubay cod sir...

Ceerigaabo: Kulan Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Dab-demiska iyo Maamulka Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (HP): Taliyaha ciidanka dab-demiska Somaliland oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag ayaa maanta kulamo la yeeshay maamulka gobolka Sanaag iyo ka degmadda...

DEG DEG: Xubin Ka Mid Ah Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Is-casilay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xasan Yuusuf Ducaale oo guddida Doorashooyinka ee khilaafku ka taagan yahay ugu jiray xisbia Mucaaridka ah ee UCID ayaa daboolka...

Amnesty International oo Dowladda Kenya Ka Dalbatay Inay Qabato Cabdirashiid Janan

0
Nairobi (Hargeisa Press)- Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, isla...

Ayaxii Ugu Darnaa 70-kii Sano Ee La Soo Dhaafay oo Khatar Ku Haya Bariga...

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Ayax tiro badan ayaa khatar galiyey isla markaana baabiiyey tobanaan kun oo qoodi ama hectares (acres) oo dhul beereed ah...

Xisbiga Waddani oo Kulan Ka Yeeshay Arimaha Doorashooyinka iyo Siyaasadda Guud Ee Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah Waddani ayaa maanta waxaa uu kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbiga Waddani uu ku leeyahay magaalada...

Madaxweynaha Somaliland oo Booqday Xarun Lagu Dabiibo Carruurta Wadnuhu Daloolo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay booqday cusbitaalka gargaar gaar ahaan xarun lagu dabiibo, islamarkaana qalliinno loogu...

Madaxweynaha Jabuuti oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Ra’iisal Wasaaraha Sudan

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Cumar Ismacil Cumar Geelle, ayaa kulan qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dalka...

Somaliland Oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Gashay Dalka Jamhuuriyadda Czech

0
Sweden (HP): Wefti ka socday xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan dalka jamhuuriyadda Czech kaga qayb galay shir caalamiya oo ku saabsan arrimaha ganacsiga iyo maalgashiga. Shirkaasi...

Maxkamadda Ciidamadda Somaliland oo Xukuno Dil iyo Xadhig Ah Ku Riday Sadex Askari

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamadda sare ee ciidamada Qaranka Somaliland ayaa xukunno Dil iyo Xadhig ah ku riday Sadex Rafcaanle oo Ka Tirsanaa Ciidamada Booliska...