Dawladda Ruushka oo War Ka Soo Saartay Saldhiga Milatari Ee Ay Ka Samaysanayso Berbera

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dawladda Ruushka ayaa waxaa ay markii ugu horeysay ka hadashay Saldhiga Milateri ee la sheegay in ay ka samaysanayso magaalada Berbera. Safiirka...

DEG DEG: Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo Ku Baaqay Xilka Xayuubin Ka Dhan Ah Madaxweyne...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Madaxweyne...

Ururka Sarifleyaasha Somaliland oo Gudoomiye U Doortay Barkhad Ahmed Coofiye

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ururka Sarriflayaasha Somaliland, ayaa magaalada Hargeysa shir ay ku yeesheen Jimcihii shalay ku doortay Guddoomiyaha Ururka Sarriflayaasha Somaliland, waxaana Shirka doorashada...

“Waa in aydaan ku ruxmin dacaayadaha cadowga Somaliland fidinayo”…

0
Hargaysa (HP): Badhasaabka gobolka Maroodijeex Jaamac Maxamuud Axmed, ayaa uga baaqay dhalinyaradda reer Somaliland in ay ka faa’iidaystaan fursadaha kala duwan ee uu xukuumadu...

Dahabshiil Group Oo Si Weyn Uga Dhex Muuqatay Tartanka Orodka Maradonka Somaliland

0
Hargaysa (HP): Shirkadda Dahabshiil Group ayaa abaal-marino lacageed oo kala duwan gudonsiisay dhalinyaradii ku guulaystay tartanka orodka Maradonka 42KM iyo 10KM ee Somaliland oo...

Tartanka Orodka Maradonka Somaliland Oo Maanta Lagu Qabtay Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Tartankii saddexaad ee Orodka Maradonka Somaliland ee 42-ka KM iyo 10-ka KM ayaa maanta lagu qabtay garoonka Hargaysa Stadium ee caasimadda Somaliland. Tartankaasi...

Dab Qabsaday Cusbitaalka guud ee Burco iyo Khasaaraha Ka Dhashay

0
Burco,(HargeisaPress)-Dab, ayaa caawa fiidkii ka kacay qayb ka mid ah Cusbitaalka guud ee magaalada Burco, waxaanu Dabkaasi dhaliyey khasaare soo gaadhay qaybta dambe ee...

Somaliland: Xuska Dhalinyarada, Wacdaraha Hargeysa iyo Weedhihii Saylici

0
Hargeysa,(HargeisaPress)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada, ayaa ka qaybgalay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland oo maanta Hargeysa...

Maamulka Gobolka Sool iyo Ka Degmadda Laascaanood Oo Taageeray Khudbadii Madaxweyne Biixi

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda gobolkaasi ayaa si weyn u taageeray khudbadii dhawaan uu labadda...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Beeniyay In Ay Dagaalameen Wasiirkiisa

0
Hagraysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa beeniyay warar la isla dhex marayay oo sheegayay in uu dagaal gacan-ka-hadal ah dhex maray...