Xafladdii daahfurka buugga WARJIRE Xog iyo Xusuusqor Uu qoray Weriye Axmed Siciid Cige

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Waxaa magaalada Hargeysa xalay lagu qabtay xaflad aad u heersarraysa oo rugcaddaaga saxaafadda, weriyihii hore ee BBC-da Axmed Saciid Cige uu ku soo bandhigay...

Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ka Qeyb Galey Shir Caalami ah oo Ay Ku Kulmeen...

0
Hargeysa,(Hargeisapress)-Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco),ayaa markii u horeysay ka Qeyb galley Shir Caalami ah oo ay Kulmeen Maayaradda Caasimadaha ugu Baddan Qaaradda Afrika. Shirkan...

Sheekh Dirir oo bulshada ku baraarujiyey sida la isaga ilaalin karo cudurada dunnida ku...

0
Hargeysa- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa sheegay in aduunyada waxa ku dhaca bani’aadamka yihiin laba qeybood, mid cuqubo oo kuwa caasiga ku dhaca,...

WHO oo ka digay in Coronavirus uu ku faafayo dunida oo dhan

0
Hargeisa–Ururka caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digay in cudurka Coronavirus uu ku faafi karo caalamka oo dhan. Digniinta WHO ayaa timid ayada oo Jimcaha...

Siyaasi Buubaa: “Muuse Biixi Baagaroonkiisu Waa Milateri

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay warsyi hordhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxaa...

Ciidamada Booliska Berbera oo Xabsiga Dhigay Dad Ku Jiray Guryaha Dawladda

0
Berbera (Hargeisa Press)- Ciidamada booliska ee magaalada Berbera ayaa waxaa ay maanta xabsiga u taxaabay Dad shacab ah oo deganaa guryaha dawladda. Dadkan oo deganaa...

Siduu Ku Yimi Heshiiska Madaxweyne Biixi iyo Xisbiyada Mucaaridka?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi, ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada mucaaradka ahi ka gaadheen...

Cudur Sababa Dhimasho iyo Xaalado Kale oo Saameeyay Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Deegaanno ka tirsan ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ka dilaacay cudurro sababay dhimasho iyo waxyeello kale oo ayna hore u aqoonin...

Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Faysal oo Madaxtooyada Isugu Dhex Jawaabay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Ka Hadlay...

Bangiga Horumarinta Afrika oo Ansixiyay $122 Milyan oo Lagu Taageerayo Deyn Cafinta Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Bangiga Horumarinta Afrika iyo Sanduuqa maalgalinta Afrika ayaa ansixiyay $ 122.55 milyan, si Soomaaliya lagaga nadiifiyo deymaha lagu leeyahay, taas oo...