Ciidamada Booliska Berbera oo Xabsiga Dhigay Dad Ku Jiray Guryaha Dawladda

0
Berbera (Hargeisa Press)- Ciidamada booliska ee magaalada Berbera ayaa waxaa ay maanta xabsiga u taxaabay Dad shacab ah oo deganaa guryaha dawladda. Dadkan oo deganaa...

Siduu Ku Yimi Heshiiska Madaxweyne Biixi iyo Xisbiyada Mucaaridka?

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi, ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada mucaaradka ahi ka gaadheen...

Cudur Sababa Dhimasho iyo Xaalado Kale oo Saameeyay Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Deegaanno ka tirsan ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ka dilaacay cudurro sababay dhimasho iyo waxyeello kale oo ayna hore u aqoonin...

Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Faysal oo Madaxtooyada Isugu Dhex Jawaabay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Ka Hadlay...

Bangiga Horumarinta Afrika oo Ansixiyay $122 Milyan oo Lagu Taageerayo Deyn Cafinta Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Bangiga Horumarinta Afrika iyo Sanduuqa maalgalinta Afrika ayaa ansixiyay $ 122.55 milyan, si Soomaaliya lagaga nadiifiyo deymaha lagu leeyahay, taas oo...

Sacuudi Carabiya oo Mamnuucdey Xujayda Ajaanibka Ah

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta hakisay Cumrada iyo Dalxiiska ay dalkeeda ku iman jireen ajaaniibta dalalka uu ku fidayo cudurka Coronavirus. Boqortooyada,...

DEG DEG: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Shaaciyay In Doorashada Ay U Qabanayaan Gudidii Hore...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa waxa ka hadley heshiiskii ay maanta wada gaadheen labada xisbi...

Madaxweyne Biixi Iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Ka Taagnaa Guddida...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah...

Itoobiya oo Qaadacday Wadahadallada Lagu Xallinayo Muran Webiga Nile

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wasiirka biyaha ee dalka Itoobiya Seleshi Bekel ayaa sheegay in dalkiisa aanu ka qeybgeli doonin wadahadallada cusub ee lagaga hadlayo...

Wasiir Ka Tirsan Dawladda Soomaaliya oo Diidday Inay Marto Habka Hubinta Caafimaadka

0
Muqdisho (Hargeisa Press)– Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda federalka Soomaaliya xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si badheedh ah u diiday inay marto nidaamka hubinta...