DEG DEG: Hogaankii Nabad-geliyada Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Madaxii Baratakoolka Madaxtooyada oo Xabsiga Loo...

0
Jigjiga (Hargeisa Press) – Hoggaankii Nabadgelyada Xukuumadda Dawladda Deegaanka Soomaalida ayaa xabsiga loo taxaabay, kaddib markii uu Madaxweyne Mustafe Cagjar soo saaray digreeto uu...

Dowladda Sacuudi Carabiya oo War Ka Soo Saartay Qorshaha Xajka Ee Sanadkan

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Carabiya oo wareysi siiyey telefishinka dowladda ayaa dhammaan dadka Muslimiinta ah ka codsaday inay...

Somaliland oo Caddeysay Mowqifkeeda Duulimaadyada Ethiopian Airlines

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inaanay joojineyn duulimaadyada ay diyaarada Ethiopian Airlines ku timaado madaarka magaalada Hargeysa. Somailand ayaa weli ku adkeysaneysa inaanay...

Ciyaartooy Siciid Ducaale oo Yemen Ku Geeriyooday

0
Cadan (HargeisaPress)- Laacibkii hore ee xulka qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale ayaa ku geeriyooday magaaladda Cadan dalka Yemen, halkaas oo uu ku xanuusanaa muddooyinkii ugu...

Soomaaliya oo Cafis U Fidisay In Ka Badan 100 Maxaabiis Ah

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cafis u fidiyay 148 maxaabiis ah oo loo heysta inay galeen dambiyo...

Guddiga Ka Hor Taga Covid19 Ee Togdheer Oo Go’aamo Soo Saaray

0
Burco (HP): Guddiga ka diyaar garawga gobolka Togdheer ayaa maanta soo saaray  go’aamo kala duwan oo bulshadda gobolkaasi lagaga wacyigelinayo xanuunka Corona Virus. Awaamiirta ay...

Sool: Guddiga Ka Hor Taga Covid19 Oo Kulan La Yeeshay Hay’adaha

0
Laascaanood (HP): Guddiga ka diyaar garawga gobolka Sool ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee  ka hawl...

“Waxaanu maalin kasta dadweynaha kala hadli doonaa xanuunka Covid19”….

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in si maalinle ah ay bulshadda ugala hadli doonto wixii jira iyo waxyaabaha soo kordha ee la...

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis U Fidiyay 574 Maxbuus

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,  waxa uu Cafis Guud u fidiyay Maxaabiista denbiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, kuwaasoo...

Guddoomiye Ku-xigeenkii Kulmiye ee Maraykanka oo is-casilay, si adagna u Dhalliilay Hoggaanka Xisbigaas

0
Hargeisa— Guddoomiye ku-xigeenkii Xisbiga Kulmiye ee Dalka Maraykanka Eng Farxaan Axmed Maxamuud, ayaa shaaciyey inuu xilka iyo xubinnimadiisii Xisbigaasba iska casilay, ka dib...