Wareysi lala yeeshay Gudomiyaha xisbiga CAHDI

0
Muqdisho–Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay is-afgarad dhowaan dhexmaray Ra'iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah. Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Gudomiyaha...

Dibadbax maanta ka dhacay magaalada Diridhabe + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Dibadbax ballaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Diridhabe, banaanbaxan ayaa waxaa isugu soo baxay dadka Oromada ah ee deggan qaybo kamid...

Xildhibaano Ka Hadlay Khilaafka Ku Salaysan Ganacsiga Beeyada Ee Gobolka Sanaag

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiye ku xigeenka Guddida Joogta ah ee Wakiilada Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale iyo Guddoomiyaha Guddida Deegaanka iyo Khayraadka Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane),...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Daah-furka Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyayaasha ee Gobolka Awdal + SAWIRRO

0
Boorama , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay daah-furka qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka...

Ra’iisal Wasaaraha Hindiya oo Maanta booqasho lama Filaan ah ku Tagay Waddanka Pakistaan +...

0
ISLAMABAD, Pakistan — Ra’iisul wasaaraha dalka India, Narendra Modi ayaa maanta booqasho lama filaan ah ku tagay waddanka Pakistan oo dalkiisa uu kala dhexeeyo...

Haayadda Kaydka Raashinka Somaliland Oo Caawimo Ka Qaybisay Sool

0
Sool (HP): Haayadda u diyaar garrawga Aafooyinka, iyo Kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa maanta qoysas danyar ah raashin kala duwan ugu qaybisay deegaamo ka...

Madaxweyne Siilaanyo oo Dalka ku soo laabtay Galabta + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay weheliyaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka...

Warbixin Laga Diyaariyey Qabowga Xoogan Ee Hargeysa Ka Jira Iyo Xaalada Nololeed Ee Dadka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warbixin ayaa laga diyaariyay qabowga ka jira magaalada Hargeysa iyo xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin dadka dan yarta ah iyo...

Shirkadda Daabacaadda Color Zone Oo U Dabaal-degtay Sanadguuraddii 2aad+Sawirro

0
Hargaysa (HP): Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Color Zone ayaa xalay u dabaal-degtay sannad-guurada labaad ee aasaaska shirkadaasi. Sidoo kale waxaa munaasibadaasi abaal-marino lagu...

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Horn International Ee...

0
Boorama (Hargeisa Press) – Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Boorama ee...