Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Furista Ururadda

0
Hargaysa (HP): Muranka iyo is maandhaafku, waa wax caado iyo curfi u ah siyaasadda. In aynu ku kala argati duwaanano arrimaha faraca ah...

Safiirka Somaliland Ee Sweden Oo Shaaciyey In Baarlamaanka Sweden Qadiyada Somaliland Ka Doodeen

0
Stockholm,(HargeisaPress) — Safiirka Somaliland ee Dalka Sweden Amb Zakariye Xasan Wacays ayaa sheegay In Baarlamaanka Sweden Qadiyada Somaliland Ka Doodeen. https://youtu.be/lvV9s_qTUqQ  

Michael Rubin oo Si Adag Ugu Guubaabiyey Maraykanka Inay Wax La Qabsadaan Somaliland

0
WASHINGTON. D.C (Hargeisapress)- Michael Rubin oo ah Xeel-dheere Millatari iyo khabiir  ka tirsan Machadka American Enterprise Institute, ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka u soo jeediyey in...

Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay 30-Kii Arday Ee Kusoo Baxay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Somaliland Mr.Sharmarke Geelle ayaa maanta tababar usoo xidhay 30-kii arday ee dhawaan kusoo baxay imtixaankii lagaga qaaday magaalada...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kadis Ah Ku Tagay Magaalo Xeebeedka Berbera

0
Berbera, HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland ayaa nabad qab ku gaadhay Magaalada Berbera ee xarunta Saaxil ka dib socdaal uu galabnimadii maanta kaga soo kicitimay...

Wasaaradda Waxbarashada Oo Kulan Dardaarana U Qabatay Ilaalada Iyo Hawl Wadeenada imtixanadka Qaranka

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada Maxamed Daahir Axmed Furreh ayaa  Dardaarankii Ugu Dambeeyey Faray Masuuliyiinta Imtixaanaadka Ee Gobolada Dalka. https://youtu.be/bbhnfNWOABk Hargeisa Press News Desk —...

Wefti Ka Socda Dalka Jeejniya Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkooda Daaran...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wafti ka socday dalka jeejniya ayaa manta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Cigaal Internation ee magaalada hargeysa, waxaan waftigani markii ay soo gaadheen...

“Waxaanu qabanay madax dhaqameed fara badan oo dhibaato ku hayay beelaha”…

0
Hargaysa (HP): Badhasaab ku-xigeenka gobolka Maroodijeex Khadar Baaruud Cumar, ayaa shaaciyay in liiska madax dhaqameedka ka saareen cuqaal fara badan oo sifo shuruucda dalka...

Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Oo La Dhaariyay

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka...
Wasiirka Gaadiidka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan

Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Laascaanood (SAWIRRO)

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Wasiirka...