Ra’iisal Wasaare Khayre: Dalkayaga Soomaaliya Ma Dhamaystirna Inta Ay Maqanyihiin Walaalahayo Somaliland

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa sheegay inuu aaminsanyahay inaanay Soomaaliya dhammaystirnayn inta ay maqanyihiin shacabka reer Somaliland. Ra'iisal wasaare Xasan...

Xafiiska Garyaqaanka Guud oo Ka Hadlay Nidaamka Loo Maray Gaadiidkii Ay Maxakamadu Xukuntay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Xafiiska garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland, ayaa sheegay xukuumadda Somaliland ay sifo sharciya ay ciidamada booliska ugu wareejisay gaadiidka ay buufiyeen ee...

Mas Laba Carruur oo Walaalo Ah Ku Dilay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) - Laba carruur ah oo da’doodu ka hooseyso 10 jir ayaa u geeriyooday qaniinyo kasoo gaadhay Mas nooca loo yaqaano gugumada,...
Covid-19

Somaliland oo Shaacisey 6 Kiis oo Cudurka Coronavirus Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa maanta sheegtay in lix qof oo cusubi ay ku soo bireen tiradii hore ee xannuunka Covid-19,...

La Taliyihii Gaarka Ahaa Ee Amiirka Al-shabaab oo La Dilay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Laba xubnood oo sarsare oo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa ka mid ah tiro xubno muhiim ah oo lagu bartilmaameedsaday...

Suudaan oo Ku Gacan Saydhay Codsi Ku Saabsan Wabiga Nile oo Uga Yimid Itoobiya

0
Khaartuum (Hargeisa Press) - Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan ayaa ku gacan saydhay soo jeedin uga timid waddanka Itoobiya oo ah inuu la saxeexdo heshiis...

Somaliland Sidee Ayay Ula Soo Noqotay Madaarka Berbera, Miyeyse Ka Baxday Heshiiskii Imaaraadka?

0
Hageisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ahna Afhayeenka xukuumadda Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inay Dowladdu la soo noqotay...

Soomaaliya oo Billowday Tartanka Bixinta Liisanka Balookyada Shidaal Baadhista

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisey inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baadhayo ee Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka batroolka...

Xukuumadda Somaliland oo Dacwad Ka Gudbisay Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxaa ay dacwad ka gudbisay qaar ka mid ah Dugsiyada gaarka loo leeyahay. Dacwadan ka dhanka...

Michael Rubin oo Abiy Ahmed iyo Danjire Yamamoto Ku Eedeeyay Inay Doonayaan Inay Midnimo...

0
Washington (Hargeisa Press)-Aqoonyahanka Michael Rubin oo ah khabiir Maraykan ah ayaa Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto...