Hay’adda UNFPA Oo Daawooyin Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta qalab caafimaad iyo daawooyin kala wareegtay hay’adda jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa ee UNFPA. Waxaana daawooyinkaasi iyo qalabkaasi si...

Maayarka Hargeysa iyo Komishanka Doorashada Oo Isku Mari Waayay Furista Jid Muhiim Ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelko, ayaa ku guul darraystay dedaal uu ku doonayay inuu ku furo Waddo muhiim ah ooh or...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Soo Saartay Jadwalka Natiijada Doorashada

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo saartay jadwalka rasmiga ah ee ansixinta natiijada doorashada Goleyaasha Deegaanka ee...

Boorama: Wasaaradda Gaadiidka JSL Oo Bilawday Hubinta Liisamadda Baabuurta

0
Boorama (HP): Wasaaradda Gaadiidka, iyo Jidadka Somaliland ayaa magaaladda Boorama ka bilawday hubinta liisamada gadiidka yar-yar ee Bajaajta. Masuuliyiinta wasaaradda Gaadiidka, oo kaashanayay ciidamadda booliska...

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo wefti culus oo uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu...

0
GABILEY , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti culus oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo...

Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Racfaanka Uu Gudoomiye Faysal Ka Qaatay Go’aankii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa xisbiga UCID aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan Racfaanka uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay go’aankii...

Su,aalihii Maanta la soo Waydiiyey Sheekh Maxamed Cumar Dirir

0
https://youtu.be/Q3vhTpVmrS8
xiisada-golaha-wakiillada-oo-sii-xoogeysatay

Golaha Wakiillada oo Guddi U Magacaabay Xaaladda Magaalada Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha Wakiillada Siciid Mire Faarax Giire, ayaa Guddi u magacaabay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood...

Shacabka Suudaan oo wali diidan xukunka milatariga

0
KHARTUUM — Kumannaan qof oo dibadbaxayaal ah ayaa wacad ku maray in ay sii joogi doonaan waddooyinka caasimadda dalka Suudan ee Khartoum, waxa ayna...

INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa...

0
Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi...