Trump: Waxaa Laga Yaabaa Inaan Xidhiidhka U Jarno Shiinaha

WASHINGTON (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inaanu dooneyn inuu la hadlo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, wuxuuna soo jeediyey in laga...

Dawladda Somalia oo Sheegtay Inay Bilowday Diyaarado Ayax Ay Kaga Buufinayso Deegaamo Somaliland Ku...

Muqdisho (Hargeisa Press) – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarado helicopters ah oo buufiya Ayax dilaacay (koronkor) kaas oo khatar ku ah dalaga, dalkan...

Somaliland: Hal Qof Oo U Geeriyooday Covid-19 iyo 14 Kiis Oo Cusub Oo La...

Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in hal qof u dhintay caabuqa Covid-19 baadhitaanadii ugu danbeeyay ee ay sameeyeen, halka la helay 14...

Akhri: Dulucda War-saxaafadeed Uu Soo Saaray Badhasaabka Gobolka Sool

Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlay dhinacyo kala duwan oo uu baaq iyo tallooyinka...

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Maamule Iyo Maamule Kuxigeen Umagacaabay Kastamka Magaalada Saylac+ Magacyadooda

Hargeisa (HargeisaPress)- Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa magacaabis, isku badal iyo xilka qaadis ku sameeyay qaarkamid ah maamulayaasha kastamada cashuuraha...

Ururka Dhakhaatiirta Somaliland oo War Ka Soo Saaray Mishiinka Lagu Baadho Coronavirus Ee La...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Ururka dhakhaatiirta Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd war ka soo saareen mishiinka shaybaadhka ee lagu baadho xanuunka Coronavirus ee la...

Talo soo jeedin ku saabsan Gaadiidka lagu qabtay Jaadka ee Dawladdu la wareegtay

Hargaysa (HP): Oday Faysal Xawaadle Cabdi oo kamida Waxgaradka reer Somaliland ee ku dhaqan qurbaha, gaar ahaan dalka Ingiriiska, ayaa dawladda ku hambalyeeyey go’aanka...

Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Qabatay Raashin Dhacay Oo La Iibinayay

Laascaanood (HP): Dawladda hoose ee degmadda Laascaanood ayaa maanta gacanta ku soo dhigtay raashin dhacay oo ay waaxda fayo-dhawrka iyo arrimaha bulshadda ka  soo...

Xogo Dheeraad Ah oo Ka Soo Baxaya Markab Shidaal oo Xukuumadda Somaliland Ku Xanibtay...

Berbera (Hargeisa Press)- Xukuumada Somaliland ayaa dhawaan muddo ku xanibtay markab nooca shidaalka ah oo ay leedahay shirkad lagu magacaabo Som Petroleum, kaasi oo...

Badhasaabka Gabiley iyo Taliyaha Qaybta oo Loogu Hanjabay Inay Si Deg Deg Ah Uga...

Gabiley (Hargeisa Press)- Madax-dhaqameedka, Cuqaasha iyo Salaadiinta magaalada Gabiley ayaa waxaa ay Badhasaabka Gobolkaasi iyo taliyaha qaybta ugu baaqeen in ay si deg deg...

Latest News