Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Oo Saaka Olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Caasimadda Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta olole nadaafadeed ka fuliyay Faras-magaalaha iyo meelo ka mid ah xaafadaha Caasimada ku yaala. Hawlgalkan Nadaafadeed ee...

Muslimiinta UK oo diiday yareynta saacadaha soonka

0
London, (HargeisaPress) — Urur islaami ah oo ka mid ah ururada ugu waaweyn dalka Britain ayaa sheegaya in muslimiinta dalkaasi ay iska yareeyaan saacadaha...

Xiisadda Libya oo U Muuqata Inay Faraha Ka Baxeyso 

0
TRIPOLI (Hargeisa Press) — Xiisadda Libya ayaa u muuqata mid faraha ka sii baxaysa, waxaana laga cabsi qabaa inay ku dagaalamaan quwado shisheeye oo kala...
Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland

Wasaaradda Waxbarashadda oo Soo Saartay Habraaca Waxbarasho Ee Xannuunka Covid-19

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland ayaa soo saartay habraaca Xannuunka Covid 19 ee Dugsiyadda Waxbarasho ee guud ahaan Gobolladda dalka. Agaasimaha...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Lagu Wareejiyey Deeq Waxbarasho

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha sar sare ee Ciidanka Qaranka...

Ramadaanta UK Iyo Khalkhal Gelinta Cibaadada! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
Sidii caadada u ahayd kuwa Raaligelinta Allah ka door biday Raaligelinta Aadame la mid ah, kuwa geedka dheer iyo geedka gaabanba u fuula inay...

Madaxtooyada Oo La Sheegay Inay Beesha Caalamka U Balan Qaaday Inay Reer Somaliland Heshiis...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay wakiilada beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ku wargelisay in heshiis laga gaadhi doono is-mariwaaga...

Gabiley: 27 Shaqaale caafimaad Oo Sameeyey Shaqo Joojin

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Shaqaale Cafimaadka oo ka hawl gala Xanaanada xaafadaha New Gabiley ee magaalada Gabiley, ayaa maanta ku dhawaaqay shaqo joojin ay sameeyeen. Shaqaalahan caafimaad ayaa shaqo...

XQJSL Oo Ka Digay Shir-qool Ay Somaliland Ku Wadaan UN iyo EU

0
Hargeisa (Hargeisa Press): - Ururka xaqdoonka Somaliland ayaa waxaa uu ka digay shirqool ay Somaliland ku wadaan Hay'addaha UN iyo EU. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan la yeeshay Madaxda sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Machadka...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta (25.11.2015) Qasriga Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Prof. Maxamed Mixile Boqore, Agaaasimaha Guud ee...