“Waa in qoxoontiga iyo barokaceyaashu ay la yimaadaan hal-abuur ganacsi si ay u”…..

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa ku taliyay in hal-bauur ganacsi ay la yimaadaan dadka Tahriibta ka soo noqday iyo kuwa...

Sool: Maamulka Gobolka iyo Booliska Oo Fariin U Diray Dadweynaha

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool, taliyeyaasha qaybta booliska gobolka iyo taliska ciidanka Dab-demiska Laascaanood ayaa ayaa ka hadlay awaamiirtii kasoo baxday Guddida Heer Qaran...

Somaliland oo Ka Hadashay Qoraalo Ka Dhan Ah Madax-banaanida Somaliland oo Lagu Baahiyay Baraha...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysa ka hadashay qoraalo ka dhan ah qaranimada iyo madax-banaanida jamhuuriyadda Somaliland oo lagu baahiyay baraha...

Wiilasha Jamaal Khaashuqji oo Cafiyey Ragii Dilay Aabahood

0
JEDDAH (Hargeisa Press)— Wiilasha suxufigii reer Sacuudi ee la dilay Jamal Khaashuqji ayaa maanta sheegay “inay cafiyeen” kuwii dilay aabahood, hadalkaas oo taxliiliyayaasha ay ku...

DEG DEG: Dowladda Sacuudiga oo Hada Shaacisay Maalinta La Ciidayo

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ay shaacisay maalinta la Ciiddayo, kadib markii dadaal dheer caawa la waayey bisha Shawaal. Sidoo kale, mas’uuliyiinta...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Awaamiir Cusub Soo Saaray

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Maxamuud (Daba-gale) ayaa shaaca ka qaaday in la xidhay isu-socodkii gaadiidka iyo...

Mareykanka oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Ka Baxayo Heshiiska Xakameynta Diyaaradaha Hubeysan Uu hore...

0
Washington (Hargeisa Press)- Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay ka baxayso heshiiska muhiimka ee oggolaanayey diyaaradaha aan hubeysnayn iney hawada waddamada heshiiska saxeexay...

Dowladda Taiwan oo Somaliland U Soo Dirtay Hambalyo iyo Ballan-qaad Iskaashi 

0
Taipei (Hargeisa Press)- Dowladda Taiwan, ayaa dhambaal mahadnaq ah soo gaadhsiiyey Xukuumadda Somaliland, isla markaana sheegtay in labada waddan wadaagaan qiyamka dimuquraadiga iyo madax-bannani...

Golaha Ammaanka oo Ka Shiray Soomaaliya

0
Geneva (Hargeisa Press)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa khudbadda uu ka dhagaystay Ergayga UN-ka James Swan iyo Ergayga Midowga Africa Francisco Madeira kaga...

Hay’adda Baytul-ixsaan Oo Dhar Ku Wareejisay Xarunta Agoomaha Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Hay’adda Baytul-ixsaan foundation ayaa maanta Dhar iyo Kabbo loogu tallo galay in ay ku  Ciidaan ku wareejisay maamulka xarunta Agoomaha ee magaaladda...