Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Somaliland oo La Waydiiyey Inay Dhankiisa Suurto-gal Ka Tahay Inuu Madaxweyne Ka Noqdo...

Hargeisa (HargeisaPress) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Waraysi uu bixiyey arrimo badan oo xilligan ka jira Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu ka hadlay Siyaasadda...

Badhasaabkii Togdheer oo Caawa ku Geeriyooday Turkiga

ISTANBUL (HargeisaPress)— Ilahay ha u naxariistee waxa caawa dalka Turkiga ku geeriyooday Badhasaabkii Gobolka Togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi oo xaalad caafimaadhalkaas maanta loogu...

Siyaasi Maayarka Burco Ka Difaacay Dhaliilo Uga Yimid G/Waddani Ee Togdheer

Burco (HP): Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye uga wakiilka ah dalka ius-taga Imaaraadka Carabta Jaylaani Maxamed Xaaji Axmed, ayaa dhaliilo culus u jeediyay...

“Dawladda waxaa ka go’an in ay gacanteedda ku soo celiso Seere-xiliyeedyadda”…

Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa shaaciyay in ay ka go’an tahay xukuumadda sidii ay gacanta dawladda...
Covid-19

Somaliland oo Maanta Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa maanta shaacisey Kiisas cusub oo xanuunka Coronavirus ah. Wasaaradda waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay...

Madaxweyne Farmaajo: Waan Soo Dhaweynayaa In Madaxweyne Muuse Iga Aqbalo In Dib Loo Billaabo...

Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay fadhiga 7aad ee Barlamanka Soomaaliya, ayaa soo hadal qaaday wadahadalada Somaliland iyo...

Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir: Waa Wax Laga Naxo Sida Loola Dhaqmay Duuliye Fu’aad

Djibouti (Hargeisa Press) - Sheekh Cabdiraxmaan bashiir oo ka mid culumada reer Jabuuti ayaa ku eedeeyey dowladda Jabuuti sida arxan darrada ah ee ay...

WHO oo Siidaysay Tilmaamaha Isticmaalka Maaskarada Kahortagga COVID-19 Kadib Muran Ka Dhashay

Geneva (Hargeisa Press) - Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa soo saaray tilmaamo ku saabsan adeegsiga maaskarada, iyadoo ka jawaabaysa muran ka yimid waddamada qaar...

Buuq Hadheeyay Kal-fadhiga 7aad Ee Baarlamanka Soomaaliya Markii Farmaajo Khudbad Bilaabay

Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad dheer ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee  Baarlamanka ayaa waxa uu si...

Somaliland oo Shaacisay Dad U Dhintay Xanuunka Coronavirus

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Horumrinta Caafimadka Somaliland ayaa maanta shaacisey Kiisas cusub oo Cudurka Covid_19 ah. Wasaaradda waxay sheegtay in Dad baadhitaan lagu sameeyay...

Latest News