“Garoonkan Alamzey Stadium Lacagta gashay waa $300,000 wuuna dhamaystiran yahay”…

0
Burco (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku joogay gobolka Togdheer ayaa  xadhiga ka jaray garoonka Kubbadda cagta ee Alamzey stadium oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Dufcadii 6aad Oo Ka Kooban 416 Arday Oo Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcadii Lixaad ayaa maanta ka qalinjabiyey jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo tiradoodu dhamayd 416 arday. Munaasibad si Heersare ah loo...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Maraykanka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka oo soo dhawaynta ka dib warbixin dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo ta abaaraha ayaa u sheegay...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Tababar U Furay Garsooreyaal iyo Qareeno

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga Cadaaladda Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta tababar socon doona muddo lix...

Shirkii Golaha Wasiirada Oo Warbixin Lagaga Dhaqaystay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Maanta Uu Shirgudoominayey Madaxweyne Kuxigeenku Ayaa Warbixin Lagaga Dhaqaystay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. https://youtu.be/fA3nI_4cEwc Shirkii golaha wasiirada oo maanta...

Wasiirka Wershadaha Somaliland Oo 365 Kartoon Oo Caano Ah Ku Wareejiyay Wasaarada Caafimaadka Gobolka...

0
Gabiley ,(HargeisaPress) — Wasiirka Warshadaha Somaliland  Mudane Shucayb Maxmed Muuse Ayaa Maanta Ku Wareejiyay 365 Kartoon Oo Caano Ah Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobalka...

Mujaahid Cali Guray oo ka Hadlay Aragtidiisa ku Wajahan Muranka Biya Galinta Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray oo ka hadlayay sida uu u arko Biyo Galinta Hargeysa oo muran ka...

Laascaanood: Badhasaabka Oo Kormeeray Garoonka Cabdi Bile

0
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Sool  C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa kormeer indho indhayn ah ku soo maray garoonka Kubbadda cagta Cabdi Bile Cabdi Stadium...

Madaxweyne Muuse Biixi oo gaadhay qoys daad qaaday caawa iyo qasaaraha soo gaadhay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo booqday qoys daad qaaday caawa iyo qasaaraha soo gaadhay daawo. https://youtu.be/LorbMUInD9Q

Baanka Dhexe oo Dib U Fasaxay Isticmaalka Lacagta $50 Dollar oo Baanku Hore U...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Baanka dhexe ee Somaliland ayaa maanta shaaciyay in dib loo fasaxay isticimaalka Lacagta 50-ka dollar ee Maraykanka. Baanka dhexe ayaa ayaa...