Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii Uu Hogaaminayay oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay iyo Shacabka...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey ee ka qayb-galay wada-hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo...

Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland oo Caddeeyey inuu ka Bogsaday Xannuunka Covid-19 oo Hore...

Wasiir Cabdillaahi Abokor waxa kaloo uu faahfaahin ka bixiyey koox hawlwadeenno ah oo dhawaan Madaxweynuhu u magacaabay inay ka shaqeeyaan dhismaha waddada Berbera Corridor Hargeysa,(HargeisaPress)-...

Jabuuti: Wasiir Faratoon Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qodobadii Lagu Heshiiyay

Jabuuti (Hargeisa Press): Wadahadalo muddo afar maalmood ah dalka Jabuuti uga socday jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya ayaa caawa la soo gabagabeeyay, iyadoo go’aamana laga...

Wasiir Qambi Oo Ka Hadlay Xalinta Beelihii Ku Dagaalamay Ceegaag

Horufadhi (HP): Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland C/rashiid Ducaale Qambi, ayaa sheegay in ay heer geba gebo ah marayso soo af-jaridda shaqaaqo...

Jabuuti oo Shaacisay inay si isku Mid ah u Qaddarinayso Madaxbannaanida Somaliland iyo Soomaaliya

Dowladda Jabuuti, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay qaddarinayso madaxbannaanida dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, sidaa darteedna ay u go’aansatay inay wadahadal u qabato...

Jabuuti: Wadahadaladda Somaliland iyo Soomaaliya Oo Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday

Jabuuti (HP): Shirkii magaaladda Jabuuti uga socday guddiyadii farsamo ee Somaliland iyo Soomaaliya ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday natiijo la’aan oo...

Wasaaradda Beeraha Oo Ayax Buufin Ka Fulisay Deegaamo Ka Tirsan Awdal

Baki (Hargeisa Press): Wasaaradda beeraha Somaliland aya maanta hawlo Ayax buufin ah ka fulisay deegaamo ka tirsan gobolka Awdal oo si xun u aafeeyay...

“Waxaan u arkaa shir guul weyn u soo hooyay shacbiga Somaliland”…

Nairobi (HP): Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa guul weyn oo Somaliland u soo hoyatay ku tilmaamay shirkii ku dhexmaray...

Golaha Abwaaniinta Oo Taageeray Guusha Somaliland Ka Soo Hooysay Shirkii Jabuuti

Hargaysa (Hargeisa Press): Mus-danbeedka golaha abwaanadda qaranka ee Somaliland ayaa soo dhaweeyay tageerana u muujiyay guusha ay Somaliland ka gaadhay shirkii Jabuuti ku dhexmaray...

“Laascaanood dhexdeedda kama ogolaanayno in qof siyaasad kale wataa uu ka hadlo”…

Laascaanood (HP): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa si adag ugu digay faro-gelin ay gobolka Sool ka wadaan siyaasiyiin iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo...

Latest News