Wariye Yuusuf Jaamac oo Mudo Sadex Cisho Sifo Sharci Daro Ah Ugu Xidhan Xarunta...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wariye Yuusuf Jaamac Xirsi oo ka mid ah weriyayaasha ka hawlgala magaalada Hargeysa, ayaa waxaa uu mudo sadex cisho ah sifo...

Maayar Cidin Oo U Bushaareeyay Bulshadda Reer Berbera

Berbera (Hargeisa Press): Maayarka magaaladda Berbera C/shakuur  Maxamuud Cidin, ayaa shaaciyay in bulshadda magaaladaasi ay dhawaan heli doonaan Laydh qiimihiisu aad u qaban yahay. Kadib...

Somaliland iyo Itoobiya oo Iska Kaashanaya Dhismaha Wado Isku Xidhi Doonta Labada Dal

Salaxley (Hargeisa Press)- Dowladdaha Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa ay iska kaashanayaan dhismaha wado isku xidho doonta deegaanada Ina Guuxaa iyo Awaare. Shir ay isugu...

Warbixin Laga Diyaariyay Horumarka Ka Tisqaaday Magaaladda Laascaanood

Laascaanood (Hargeisa Press)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sanadihii u danbeeyay waxay ku talabsatay horumar aad u weyn oo muudqa oo  dhinacyo kala...
Magaalada Buuhoodle

Xukuumada Somaliland oo Xalisay Colaad U Dhaxeysay Beelo Wada Dega Buuhoodle

Buuhoodle (Hargeisa Press)— Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ku guuleystay xalinta iyo soo afjarista colaad mudo ka dhex oogneyd laba beelood oo wada dega magaalada...

Cali Gurey: Anigu Soo Dhawaynta Qaarkeed Waxaan U Arkaa Guulwadayn iyo Ku Dayasho Xiligii...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa si adag uga hadley dadweynihii tirada badnaa ee...

Dibad-baxyo Rabshado Wata oo Ka Socda Magaalada Boosaaso

Boosaaso (Hargeisa Press)- Waxaa magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ka socda dibad-baxyo balaadhan. Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira dhalinyaro, haween iyo...

Aadan Bare Ducaale oo Sheegay In Kenya Aanay Kursiga Golaha Amaanka U Adeegsan Doonin...

Nairobi (Hargeisa Press)- Hogaamiyaha aqlabiyadda ee baarlamaanka Kenya, Adan Barre Ducaale, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka shaqeyn doono wanaajinta ammaanka caalamka, gaar ahaan...

Taariikhda Suxufi Ka Mid Ahaa Qoreyaasha Caanka Ah Ee Somaliland oo Geeriyooday

London (Hargeisa Press) – Allaah ha u naxariistee waxa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ku Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo ka mid ahaa...

Kenya oo Jabuuti Kaga Adkaatay Loolankii Kursiga Golaha Ammaanka

NEW YORK (Hargeisa Press) — Kenya ayaa ku guulaysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Kenya oo laga doonayey...

Latest News