Hargeysa: Dab Xoogan oo Ka Kacay Xaafad Ay Degan Yihiin Dad Barakacayaal Ahi

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Dab xooggan ayaa Saaka Hiirtii hore ka kacay Xaafadda Istanbul ee Waqooy-bari Magaalada Hargeysa. Xaafaddan oo ay deggan yihiin Dad Barakacayaal...

Farmaajo oo Casuumad U Diray Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka...

Xanuun Ka Dilaacay Degmada Alleybadey

0
Alleybaday (Hargeisa Press)- Degmada Alleybadey oo ka tirsan gobolka Gabiley ayaa waxaa ka dilaacay xanuunka Kaneecada, iyadoona uu saamayn ku yeeshay dadka deegaankaasi. Ugu yaraan...

Cali Gurey: Soomaaliya Waxay Ku Socotaa Midi Girgirkeed

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) oo ka mid ah Siyaasiyiinta waa weyn ee Somaliland ayaa ka hadley xaalada Soomaaliya, doorashooyinka...

Wasiir Koore oo Maayirada Dalka Ugu Baaqay Inay U Diyaar Garoobaan Xuska Maalinta Qaran...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa maayarada dalka ka codsaday in ay si...

Qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland Waa Mid Dabaylaha Cadowgu Aanay Mijo-xaabin Karin

0
Hargaysa (HP): Jamhuuriyadda Somaliland waa dal gaamuray  oo dawladnimadiisu xiddid iyo jirid adkaatay leedahay oo aanay suurtogal ahayn in dabaylaha cadowgu ay   si fudud...

Prof. C/salaan Yaasiin Oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Cadaynta Qodobadda Rasmiga ah Ee Shirkii...

0
Hargaysa (HP): Prof. C/salaam Yaasiin, oo ka tirsan siyaasiyiinta madasha wada tashiga Somaliland ayaa sheegay in shaki badani uu ku jiro qodobo laga soo...

Xiisadda Nile: Jabuuti iyo Soomaaliya oo Diiday Qaraar Lagu Taageeray Masar

0
Qaahira (Hargeisa Press) — Dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa diiday inay ansxiyaan qaraar kasoo baxay Ururka Jaamacadda Carabta oo lagu taageeray Masar oo xiisad la...

“Aad iyo aad ayaan ugu mahad naqayaa maayarka Laascaanood oo kaalinta koowaad”…

0
Hargaysa (HP): Madax weyne ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maayarka magaaladda Laascaanood ku amaanay sidii wanaagsanayd ee uu uga shaqeeyay barnaamijkii wacyigelinta caabuqa Covid-19 xiligii...

Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Somaliland oo Amar Culus Dul Dhigay Qaar Ka Mid Ah...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Md. jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa waxaa uu amar culus uu dul dhigay qaar ka...