Wasiir Koore: Hadaad Maqashaan Soomaali-baa Somaliland Rabta Cida Ay Rabtaa Waa Beesha Dhexe

0
Boorama (HP): Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa sheegay in jiritanka gooni isku taaga Somaliland ay si buuxda faa’iido iyo waxtar muuqda...

Guduudo Carwo oo Intii Ay Noolayd Ka Warrantay Halgankii Xorriyada Loo Galay iyo Maalintii...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Allaha u naxariistee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo ahayd haweeneydii ugu horraysay ee Soomaali ah ee ka soo jeeday Somaliland...

60 Sano Ka Hor Maanta oo Kale Markii Somaliland Xoriyada Ka Qaadatay Gumaystihii Ingiriiska

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Lixdan sano ka hor, maanta oo kale, ayey aheyd markii Somaliland ay xorriyadda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska. Magaalada Hargeysa oo xarun u...

Madaxweyne Biixi: Soomaaliya Waxa Aynu Ku Tegi Karnaa oo Keliya Passport-ka Somaliland iyo Calanka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey munaasibadda xuska 26 June ayaa ku dheeraaday natiijadii...

Munaasibad Loogu Dabaal-degayo 60-guurada Kasoo Wareegtay Markii Ay Somaliland Xoriyada Ka Qaadatay Boqortooyada Ingiriiska...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaal-degayo 60-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay...

Solja oo Si Weyn Uga Soo Horjeedsatay Talaabadii Xukuumada Somaliland Kula Wareegtay Xarunta Telefishanka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay talaabadii ay xukuumada Somaliland kula wareegtay xarunta Telefishanka Star ee magaalada Hargeysa. Solja ayaa sheegtay in...

LIVE- Munaasibada Xuska 60 Guurada 26 June Markii Ay Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Halkan si toos ah uga daawo Munaasibada Xuska 60 Guurada Munaasibada 26 June 1960-kii Markii Ay Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada...

Hargaysa: Safiirka Jabuuti Oo Somaliland Ugu Hanbalyeeyay Xuska 26 June

0
Hargaysa (HP): Danjiraha dawladda jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa xukuumadda, madaxda qaranka, iyo qaybaha kala duwan ee shacabka reer Somaliland ku hanbalyeeyay lixdan...

Madaxweye Ku-Xigeenka Somaliland Oo Burco Lagu Soo Dhaweeyay

0
Burco (HP): Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta safar shaqo ku tegay magaaladda Burco ee xarunta...

Wefti Wasiirro iyo Masuuliyiin Isugu Jira Oo Gaadhay Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Wefti isugu jira wasiirro iyo masuuliyiin kaloo xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa maanta gaadhay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. ...