Somaliland: Wefti Miisaan Culus Oo La Kulmay Madaxweyne Siilaanyo + SAWIRRO

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wefti Culus oo ka kooban Safiiro tiro badan oo wadamada Reer Galbeedka ka socda ayaa maanta galinkii hore ka soo degay...

Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 32aad Ka-been-sheegga Taariikhda: Jaamicadda Indian Ocean ee Muqdisho

“Halkan gaban yar baa qalan, Halkan geesi baa yaal, Halkan gaari baa wadhan, Halkan waxa ku gawracan, Guurtidii xulka ahayd, Dhankan culimo gaariyo Gadh-cas iyo wadaaddiyo, Golfof iyo raq baa wadhan, Gaadiidku...

Ujeedada Socdaal Uu Guddoomiyaha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe Uu Ugu Baxay Maanta Dalka...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Wargeysyada xukuumadda Siilaanyo albaabada u laabta ee Haatuf iyo Somaliland Times mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa maanta galabnimadii u safray...

Hargeysa: Wasiirka Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Shahaadooyinkii Aqoonsiga Gudoonsiiyey 20 kooxood Oo Kubadda Cagta...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Dhallinyaradda, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cali Siciid Reygal ayaa shahaadooyin Aqoonsiyo guddoonsiiyey 20-kooxood oo heerarka labaad iyo saddexaad...

Somaliland Oo Mamnuucday kaluunka Dibada Laga Keeno

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukumadda Somaliland, ayaa Dalka ka mamnuucday Kaluunka dibada laga soo dejiyo isagoo Warshadaysan islamarkaana Kaluumaysatada dalka u soo jeedisay in la...

Hogaanka Waddani Oo Kulan Hordhac Ah La Yeeshay Masuuliyiin Xilal ka soo Qabtay Xukumadda...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Kulan laba geesood ah oo ay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo xubno ka tirsan hogaanka...

Somaaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Hargeysa iyo Baligubadle + SAWIRRO

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta Xadhiga ka jaray Wejiga 1-aad ee Jidka isku xidha Hargeysa iyo Baligubadle.Jidkaasi waxaa haatan...

Daawo Muuqaal: Wasiir Samaale iyo wasiir Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Hadal Haynta...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta qado sharafeed ku maamuusay Hogaanka dhaqanka ee...

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ku shaaciyay in maanta la...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa...

Somaliland: Guurtida Oo Wali Ku Hawlan Xallinta Khilaafka Wakiilada iyo Fadhigii Maanta Oo Sabtida...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida Golaha Guurtidu u Xilsaartay Xallinta Khilaafka Aqalka Wakiilada ayaa wali ku hawlan isku soo dhaweynta labada dhinac, waxaanay fadhigii Golaha...

Latest News