Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Kulan La Yeelatay Haweenka Ceel-Afweyn

Ceel-Afweyn (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa magaaladda Ceel-Afweyn kulan kula qaadatay haween weynaha degmadda Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag. Wasiir Shukri...

Farmaajo oo Saxeexay Sharci Uu Muran Badan Ka Taagnaa

Muqdisho (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu dambeyntii saxeexay waxka badalka sharciga Saxaafadda Soomaaliya oo mudda badan u xayirnaa saxeexiisa kadib markii...

“Qaadka & Xashiishaddu Waa Waxyaabaha La Doonayo In Mustaqbalka Dalkan Lagula Wareego…” Sheekh Aadan-Siiro

Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Khatarta uu leeyahay Carrabka Bani-aadamku haddaan la xakaymin...

Kulan La Sheegay Inuu Dhex Maray Gudoomiyayaasha Muuse Biixi Cabdi, Faysal Cali Waraab Iyo...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe ee kulan xasaasi ahi magaalada hargeysa ku dhex maray gudoomiyayaasha xisbiyada...

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Oo Ka Hadlay Arrimo Kala Duwan

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan ergayga uu Turkigu u magacaabay wada hadalada,...

Yemen: 42 Soomaali ah oo Weerar lagu Dilay

SANA'A — 42 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa la dilay markii diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ay xalay ku weerartay doon ay saarnaayeen...

SOLJA: Shir-weyne Lagaga Hadlayo Arrimaha Saxaafadda Somaliland Oo Ka Furmay Hargeysa + SAWIRRO

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirweyne Caalamiya oo lagaga hadlayo Arrimaha Saxaafadda Somaliland, ayaa Salaasadii Shalay ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.   Shirkan oo la soo gebobaynayo...

Soomaaliya: 4 Gabdhood oo Kufsi Loo Gaystay iyo Mid Ka Mid Ah oo Geeriyootay

Muqdisho (Hargeisa Press)- Afar Gabdhood oo aad u da’ yar ayaa waxaa kufsi fool xun loogu geystay inta u dhaxaysa deegaanada Yaaqbariweyne  iyo Leego...

Baraf iyo Dabeylo Ku Dhuftay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Jigjiga (Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaano ka tirsan dowlad deegaanka ay ka da'een...

Shir Balaadhan oo Arrimaha Somaliland lagaga Hadlayo ayaa Galabta ka Dhici doonaa Gudaha Xarunta...

london, (HargeisaPress) —Aqalka Baarlamaanka ee UK ee magaalada London ayaa Galabta lagu Qaban doonaa Shir aad u balaadhan oo ay ka soo Qaybgali doonaan...

Latest News