Agaasimaha Madaxtooyadda Somaliland Oo Socdaal Ku Tegay Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Agaasimaha madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cali Bille, ayaa maanta socdaal ku tegay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaana agaasimaha soo dhaweeyay maamulka...

Wasiirka Biyaha Oo Kormeeray Goobaha Biyo-balaadhinta Caasimadda Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Waxaa mudooyinkan danbe si weyn looga dareemayay degmooyin ka tirsan caasimadda Hargaysa hab-sami u socodka hawlaha biyo-balaadhinta caasimadda Hargaysa oo imika la...

“Waa in Dastuurka Wax Ka Bedel Lagu Sameeyo”… C/raxmaan Saylici

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici, ayaa ku baaqay in wax ka bedel lagu sameeyo awoodaha uu dastuurka Somaliland siiyay madaxweyne...

Somaliland: Wasiirka Beeraha Oo Ka Warbixiyay Hawlaha La Dagaalanka Ayaxa

0
Hargaysa (Hargaysa): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in ay si weyn ula dagaalameen Ayax aad u fara badan oo labadii...

Agaasime-waaxeedyadda Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Tababar Loo Furay

0
Hargaysa (Hargeisa Press):Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali, ayaa maanta tababar u furay agaasime-waaxeedyadda wasaaradaasi Waxa kaloo ka soo qaybgalay furitaankii aqoon...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda oo Iftiimiyey Mashaariic Xukuumadu ka wado Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo,(HargeisaPress)– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Maxamed Cali Bille oo hawlo shaqo ku jooga Gobolka Sanaag ayaa maanta booqday Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Ceerigaabo oo...

Wasaaradda Caddaalada Oo Digniin U Dirtay Nootaayooyinka Somalilandok

0
Hargeisa(HargeisaPress)-Wasaaradda Cadaaladda Somaliland, ayaa ka digtay in xafiisyada Nootaayooyinka sharcigu ay sameeyaan qoraallo iyo dhukumantiyo sharci oo dadka loogu kala wareejinayo hanti dowladdu leedahay,...

Shir Gudoonka Golaha Wakiillada JSL Oo Warbixin Siiyey Xildhibaannada Golahaas.

0
Hargeysa (HargeisaPress)-Mudanayaasha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shir gudoonka golahaas ka dhageysatay warbixin ku saabsan ee kalfadhigoodii hore ee 42-aad. https://youtu.be/hAVHx9vfuAM Waxana mudanayaasha warbixintaas ka horjeediyey...

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in xukuumadda lagala laabtay kalsoonida

0
Muqdisho– Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ay ku fashilantay...

Sool: Shir Lagu Dhex Dhexaadinayo Laba Beelood Oo Ka Furmaya Saaxdheer

0
Saaxdheer (Hargeisa Press):Diyaar garawga shir nabadeed oo lagu dhexdhexaadinayo laba beelood oo hore shaqaaqo u dhexmartay ayaa ka socota deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool. Beelahan...