Muhiimadda Uu Lahaa Geed Laga Jaray Buurta Daallo

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press) – Geed noociisu ka sii dabar go’ayo guud ahaan Geeska Afrika iyo geyiga Soomaalida ba, oo ku yaalla Buurta Daallo ee...

Ganacsade Soomaali Ah oo Lagu Dilay Koonfur Afrika

0
Darban (Hargeisa Press) - Rag hubeysan oo loo badinayo inay yihiin budhcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxay dileen muwaadin Soomaali ah oo ganacsi ku...

Ciidammada AMISOM oo Saldhig Looga Samaynayo Meel Xuduudka Somaliland U Jirta 60KM

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ciidammada Nabad-ilaalinta Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa la sheegay in Saldhig looga samaynayo meel ka baxsan Soomaaliya oo ah gudaha...

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiyada Gaarka ah Oo Heshiis Wada Gaadhay

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda waxbarashada Somaliland iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay ayaa kala saxeexday xeer nidaamiyaha waxbarashada gaarka loo leeyahay oo muddo muran ka taagnaa. Kulan...

Kal-fadhigii Afraad Ee Guddiga Hagista Machadka D/Hoose Oo Boorama Ka Furmay

0
Boorama (Hargeisa Press): Guddiga hagta siyaasadda lagu maamulo machadka tababarka shaqaalaha dawlaha hoose ee Somaliland ayaa maanta shir uga furmay magaaladda Boorama. Kal-fadhigan oo noqonaya...

Badhasaabka Sool Oo Kormeeray Deegaamo Laba Beelood Shaqaaqo Ku Dhexmartay

0
Adhi-cadeeye (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Sool oo ay wehelinayeen taliyaha qaybta booliska Sool iyo madax dhaqameed ayaa gaadhay deegaamadda Jidbaale iyo Adhi-cadeeye...

Berbera: Sadex Ruux oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

0
Berbera (Hargeisa Press)- Ugu yaraan Saddex qof ayaa illaa inta imika la xaqiijiyay ku geeriyooday, halka tirro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen Shil...

Caqabad Cusub oo Soo Wajahday Wada-hadalladii Xiisadda Nile

0
Qaahira (Hargeisa Press) — Masar ayaa ku baaqday in la joojiyo wada-hadallada ay Ethiopia kala leedahay biyo-xidheenka weyn ee Addis-Ababa ay ka sameyneyso webiga Nile. Sudan...

Shir Lagu Soo Afjarayo Colaad Mudo U Dhaxaysay Laba Beelood oo Ka Furmay Degmada...

0
Saaxdheer (Hargeisa Press) – Waxa Gelinkii dambe ee maanta degmada Saax-dheer ee gobolka Sool ka furmay Shir-nabadeed u dhexeeya Beelaha walaalaha ah ee Hagar...

Qaraxyo Waa Weyn oo Gilgilay Magaalada Beirut

0
BEIRUT (Hargeisa Press) — Laba qarax oo waa weyn ayaa ruxay magaalada Beirut ee caasimadda Lebanon, kuwaas oo dhaawacay tobaneeyo qof, gilgilay dhismooyinka, islamarkaana qiic...