Caynaba: Agaasimeyaal Soo Kormeeray Mashaariic Magaaladda Ka Socda

0
Caynaba (Hargeisa Press): Agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha arrimaha gudaha, waxbarashada iyo caafiimaadka ee Somaliland ayaa maanta soo kormeeray mashaariic laga hirgelinayo magaaladda Caynaba. Waxaanay agaasimeyaashu...

Adhi-Cadeeye: Badhasaanka Sool Oo Furay Shir Lagu Heshiisiinayo Laba Beelood

0
Adhi-Cadeeye (Hargeisa Press): Waxaa Khamiistii shalay deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool ka furmay shir nabadeed  lagu dhex dhexaadinayo laba beelood o ...

Natiijada Doorashooyin Goboleedyada Itoobiya oo Laga Digay Inay Isku Dhacyo Sababaan

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Kooxda Xasaradaha Caalamiga ah ayaa ka digtay khatar isku dhacyo oo ka dhalan kara muranka doorasho ee u dhaxeeya dowladda...

Dalalka Afrika oo Bilaabaya Tijaabada U Adkeysiga Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Toddoba dal oo Afrika ku yaalla ayaa toddobaadka soo socda bilaabi doona tijaabada u adkeysiga Coronavirus, sida ay sheegtay Xarunta Xakameynta...

Wasiir Maareeye: Waxaan Soo Dhowaynaynaa In Somaliland Lala Midoobo oo Madaxtooyada La Siiyo

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay in ay soo dhowaynayaan midnimo markale dhexmarta Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiir Maareeye oo...

Shirkada HEMA BOOKS oo Kulan U Qabatay Culimada iyo Maamuleyaasha Maraakiista Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press) - Shirkada buugaagta ee Hema Books ayaa magaalada Boorama kulan ugu qabatay qaar ka mid ah Culimada, maamuleyaasha iyo macalimiinta Maraakiista...

Abiy Ahmed oo Xabsi Guri Geliyay Wasiirkiisii Difaaca

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Lemma Megerssa, oo mar ay xulufo dhow ahaayeen ra’iisal wasaare Abiy Ahmed ayaa la geliyey xabsi guri,...

Garyaqaan Mubaarik Aar: Kuraasta Awdal Haysato Golaha Wakiilada, Waxa Ka Badan Inta Ay Haysato...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Mubaarik Ibraahim Aar oo ka mid ah gar-yaqaannada Somaliland ayaa ka hadlay Tabashada reer Awdal ka qabaan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha...

Hargeysa: Nin Ay Qoysas Badani Ku Muransan Yihiin

0
Hargaysa (HP): Nin musawirkiisa labadii todobaad ee u danbeeyay si aad la iskula dhex marayay baraha bulshadu ku xidhiidho ee Internet-ka oo ay dad...

Badhasaabka Sool Oo Baaq Nabadeed U Diray Beello Ku Dalaamay Jidbaale

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Badhasaabka gobolka Sool ayaa baaq nabadeed u diray lana beelood oo walaalo ah oo dagaal ku dhexmaray deegaanka Jidbaale ee gobolka...