Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Maanta Maxkamadda Sare U Gudbinaya Dalab Uu Ku Wadiisanayo Inay Go’aan...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu Sabtida Maanta Maxkamadda sare u gudbiyo Dalab uu ku waydiisanayo...

Wasiir Ka Tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland oo U Geeriyooday Coronavirus

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Allaha u naxariistee waxaa saaka cistbitaal ku yaalla magaalada Garoowe ku geeriyooday wasiiru-dowlihii madaxtooyada maamul goboleedka Puntland, Marxuum Maxamed Xasan Ciise. Wasiirka...

Laas-Geel: Qoysas Ay Roobab Waxyeeleeyeen Oo Caawimo La Gaadhsiiyay

0
Laas-Geel (Hargeisa Press): Haayadda ka hor taga aafooyinka kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa raashin caawimo ah gaadhsiisay qoysas degan degmadda Laas-Geel. Qoysaskaasi oo ah kuwo...

Madax Dhaqameed Shil Baabuur Ku Dhaawacmay Oo Laascaanood Lagu Dabiibayo

0
Laascaanood (HP): Xubno madax dhaqameed ah oo u sii jeeday deegaamadda Jidbaale iyo Lafoweyne ayaa xalay shil baabuur ku galay meel u dhaw degaanka...

Dugsi Cusub Oo Laga Dhagax Dhigay Xaafadda 27 May Ee Burco

0
Burco (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dugsi cusub oo ay yeelanayso xaafadda 27 May ee magaaladda Burco. Xaafadda 27...

Wasiirka Biyaha Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Arabsiyo

0
Arabsiyo (Hargeisa Press): Wasiirka wasaradda Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maanta xadhiga ka jaray Ceel biyood Riigg ah oo laga hirgeliyay magaaladda Arabsiyo...

Caynaba: Agaasimeyaal Soo Kormeeray Mashaariic Magaaladda Ka Socda

0
Caynaba (Hargeisa Press): Agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha arrimaha gudaha, waxbarashada iyo caafiimaadka ee Somaliland ayaa maanta soo kormeeray mashaariic laga hirgelinayo magaaladda Caynaba. Waxaanay agaasimeyaashu...

Adhi-Cadeeye: Badhasaanka Sool Oo Furay Shir Lagu Heshiisiinayo Laba Beelood

0
Adhi-Cadeeye (Hargeisa Press): Waxaa Khamiistii shalay deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool ka furmay shir nabadeed  lagu dhex dhexaadinayo laba beelood o ...

Natiijada Doorashooyin Goboleedyada Itoobiya oo Laga Digay Inay Isku Dhacyo Sababaan

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Kooxda Xasaradaha Caalamiga ah ayaa ka digtay khatar isku dhacyo oo ka dhalan kara muranka doorasho ee u dhaxeeya dowladda...

Dalalka Afrika oo Bilaabaya Tijaabada U Adkeysiga Coronavirus

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Toddoba dal oo Afrika ku yaalla ayaa toddobaadka soo socda bilaabi doona tijaabada u adkeysiga Coronavirus, sida ay sheegtay Xarunta Xakameynta...